Training programs
Sida la ogsoon yahay aqoonta
teknoolojiyada casriga ah ay weli heer billow ah ayay ka
joogtaa dhulka Soomaalida. Haddaba Afrotech iyadoo taasi
garowsan ayay ka go’an tahay inay baahiso aqoonta muhiimka ah.
Shirkadda AfroTech waxay qorsheyneysaa inay sanadkiiba dhowr
jeer qabato tababarro lagu qaadanayo casharro la xiriira sida
loo sameeyo bogga internet-ka, loo habeeyo, isla markaana wax
looga beddelo.

Barnaamij Tababar oo ay qabatay AfroTech