Shirkadda AfroTech waxay ka
caawineysaa shirkadaha iyo hay'adaha aan dowliga ahayn sidii
ay howlahooda u gudan lahaayeen.
Iyadoo ka duuleysa baahida jirta, AfroTech waxay qabataa
adeegyadan
Adeegyada waxaa ka mid ah:
* In lagala taliyo sidii ay
magac ugu bixin lahaayeen shirkaddooda ama hay'addooda.
* In lagala taliyo qaabka ay
howlahooda u wadan lahaayeen iyagoo raacaya qaababka caalamka
looga shaqeeyo..