English 

Af-Soomaali  


                       
           

Home

AfroTech

Waxqabad

Macaamiil

Caawin

Xiriir

Shirkadda Adeegyada Teknoolojiyada ee Afro (Afro Technology Services) waa shirkad aad ka heli karto dhammaan adeegyada teknooljiyada casriga ah ee aad u baahan tahay. Aasaasidda shirkadda AfroTech waxay ka dambeysay kadib markii baaritaan lagu sameeyay baahida loo qabo adeegyo noocan oo kale ah.
 

Adeegyada ay Shirkadda AfroTech qabato waxaa ka mid ah:

* Adeegyada la xiriira website-yada
* Sameynta barnaamijyada
* Isku-xirka kumbuterrada (networking)

* Sameynta logo-da iyo diyaarinta qoraallada shirkadda/ururka (profile)
* Soo-iibinta qalabka teknooljiyada
* Rakibidda iyo dayactirka qalabka teknooljiyada
* La-talinta teknoolojiyada
* Tababarka teknoolojiyadda
AfroTech waa tuma?
______________________
Halka aan higsaneyno ______________________
Home | Waxaan nahay | Waxqabad | Caawin | Xiriir