Sida aalaaba dad badani
moodaan, xulashada cinwaan aad sameysato ma aha wax sahlan.
Waxay u baahan tahay in laga fekero magac gaaban, ka tarjumaya
shaqadaada, isla markaana aan horay loo qaadanin.
AfroTech waxay bixineysaa la-talin lacag la'aan ah oo ku
sabsan qaabkii aad u xulan lahayd magac habboon.
AfroTech waxay diiwaan
gelisaa domain kasta oo la heli karo, gaar ahaan kuwa ay u
dambeyso .com, .net, .org, .biz, .info, iwm.
Haddaba
yaan lagaaga hormarin in magaca kugu habboon lagaa horqaato,
iyadoo saacad walba iyo daqiiqad walba la diiwaan gashto
kumantaal website addunyada dacalladeeda. Website-ka aad
jeclaan lahaydna wuxuu ka mid yahay qaar ay dad kale ku
hamminayaan.