Soo-iibinta qalabka teknooljiyada
Shirkadda AfroTech waxay u soo iibin kartaa
cid kasta oo u xil-saarata qalabka teknooljiyadda. Qalabkaas
waxaa ka mid ah: kumbuyuterrada, laptops, projectors, UPS, scanners, printers,
portable disks, cameras, etc.
Adigoo AfroTech u xilsaara inay kuu soo
iibiso qalabkaas waxay fursad kuu siineysaa inaad iibsato
qalab baahidaada daboolaya, isla markaana qiimo jaban. waxay
kaloo kaa kaafineysaa inaad meelo badan wax ka soo iibsato oo
aad la macaamisho.
Hase yeeshee, adigoo AfroTech oo kaliya la xiriiraya ayaad
heli karaa adegyo badan mar kaliya.