English 

Af-Soomaali  


                       
           

Home

AfroTech

Waxqabad

Macaamiil

Caawin

Xiriir

Nakhshadeynta astaamaha gaarka ah & diyaarinta xogta shirkadda (Company Profiling) 

AfroTech waxay diyaarisaa qoraalladda la xiriira taariikhda iyo xogta ku saabsan shirkadaha, ururrada/hay’adaha, jaamacadaha, dugsiyada, iwm. Si aan kugu diyaarino xog ka tarjumeysa waxqabadkiina, waxaad qoraal ama oraah ahaan noogu soo gudbineysaa macluumaadka aad jeceshahay inaad gudbiso, inaga ayaa kadib u rogeyna qoraal xirfadeysan oo ku qoran dhammaan ama mid ka mid ah luqadahan: Soomaali, Carabi, iyo Ingiriisi. Sidoo kale waxay AfroTech kuu nashkhadeyneysaa astaan ka tarjumeysa

 

Sameynta Website-yada
______________________
Sameynta barnaamijyada
______________________
Isku-xirka kumbuyuutarrada  ______________________
Naqshadeynta logo-yinka
______________________
Soo-iibinta qalabka IT-da
______________________
Rakibdda & dayactirka
______________________
La-talinta teknolojiyada
______________________
Taageerada shirkadaha
______________________
Tabarrada teknolojiyada
______________________
 
 
Home | Waxaan nahay | Waxqabad | Caawin | Xiriir