English 

Af-Soomaali  


                       
           

Home

AfroTech

Waxqabad

Macaamiil

Caawin

Xiriir

AfroTech oo adeegyo cusub bixineysa


Afro Tech ayaa soo kordhiso adeegyo cusub si ay u qanciso macaamiisheeda. Tallabaadan ayaa ka dambeysay kadib arkii ay shirkaddu aragtay baahida bulshada Soomaaliyeed ay u qabto adeegyada teknooljiyadda.

Shirkadda AfroTech waxay sidoo kale qorsheyneysaa inay xafiisyo ka furato qaar ka mid ah gobollada dalka ay adeeggeeda u gaarsiiso dalka intiisa kale.

.

   
 
Home | Waxaan nahay | Waxqabad | Caawin | Xiriir