English 

Af-Soomaali  


                       
           

Home

AfroTech

Waxqabad

Macaamiil

Caawin

Xiriir

AfroTech iyadoo ku dadaaleysa sidii ay macaamiisheeda ugu fidin lahayd adeegyo casri ah oo la saanqaadi kara heerarka caalamiga ah, ayaa waxay la mataanowday ama ay xiriir wax-wada-qabsi la leedahay shirkado waaweyn oo caan ku ah adeegyada ay bixiyaan.

Shirkadaha aan la shaqeyno waxaa loo kala saari karaa:

* Kuwo bixiya adeegyada web-ka la xiriira.

* Kuwo farsameeya barnaamijyada computer-ka.

* Kuwo sare u qaada aqoonta taknoojiyada

 
 
 
Home | Waxaan nahay | Waxqabad | Caawin | Xiriir