English 

Af-Soomaali  


                       
           

Home

AfroTech

Waxqabad

Macaamiil

Caawin

Xiriir

Internet-ku wuxuu waqtigan noqday ahmiyad aan la dhayalsan karin. Inaad yeelato bar internet (web site) waa habka ugu wanaagsan, uguna jaban ee aad farriintaada ku gaarsiin karto dunida daafaheeda. Sidaasi awgeed waxay shirkadda AfroTech kuu nakhshadeyneysaa bogag internet oo aad kuu qancin doona.

Maadaama shirkaddu tahay mid ay ka howl-galaan xirfadleyaal Soomaali ah waa mid fahmeysaa dhaqanka iyo dookha dadka Soomaalida ah. Si aan u guda-galno howsha, waxaan kala hadalnaa macaamiisheena sida uu wax u damacsan yahay. Haddaba inagoo ka duuleyna baahida macaamiisheena ayaan u diyaarinaynaa bog internet oo ku habboon howsha uu ku jiro.

 

Naqshadeynta website-yada
______________________
Keydinta Xogta (Hosting)
______________________
Diiwaangelinta domains-ka
______________________

Wax-ka-beddelka websiteyada
______________________

Adeegyada kale ______________________

Ma mooddaa in wiilkani uu website naqshadeynayo?

Home | Waxaan nahay | Waxqabad | Caawin | Xiriir