English 

Af-Soomaali  


                       
           

Home

AfroTech

Waxqabad

Macaamiil

Caawin

Xiriir

Wax-ka-beddelka Website-ka
 
Marka aad sameysato bar internet waxaa muhiim in muddo kadiba wax laga beddelo (updating).

Haddaba shirkadda AfroTech waxay u fidineysaa macaamiisheeda adeeg qiimo jaban oo wax looga beddelayo barta internet-ka ee macaamiisheena intii ay doonaan, taasoo kaa kaafineysa inaad shaqaaleysiisato shaqaale u gaar ah howshaas.

Naqshadeynta website-yada
______________________
Keydinta Xogta (Hosting)
______________________
Diiwaangelinta domains-ka
______________________

Wax-ka-beddelka websiteyada
______________________

 
Adeegyada kale ______________________  
 
 
Home | Waxaan nahay | Waxqabad | Caawin | Xiriir